Mudanaha laga soo doortay deegaan baarlamaneedka bariga ismaamulka Wajeer ,Aadan Daauud ayaa sheegay in xal waara loo heli doono koronto la’aanta in muddo ah halkaasi ka jirta ka dib marka la hirgeliyo mashruuc la xiriira korontada cadceeda.
Dhanka kale mudanaha ayaa ka war bixiyay xarun caafimaad oo maamulka isbitaalka Aga Khan uu ka furay magaalada Wajeer.