Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO: Taliye Xijaar “Maanta laga billaabo xarunta taliska Haramcad waxaan ugu magacdaray...

DHAGEYSO: Taliye Xijaar “Maanta laga billaabo xarunta taliska Haramcad waxaan ugu magacdaray Janeraal Farxaan Qaroole”

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Maxamad Xasan Xijaar ayaa sheegay in laga billabay shalay Xarunta Taliska Haramcad loogu magacdaray AUN Janeraal Farxaan Qaroole.
Waxaa uu sidoo kale ku dheeraaday ka hadalka dadaalki naf-hurnimada lahaa ee taliye Farxaan.
Taliye Xijaar ayaa dhanka kale ugu baaqay ciidamada dalka Soomaaliya in ay wada noqdan sidii uu ahaa Taliyihii booliska gobolka Banaadir sarreeye guute Farxaan Maxamuud Aadan (Qaroole).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments