Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasiir Fiqi oo sheegay in taliye Farxaan loogu magac daari doona meelo...

DHAGEYSO:Wasiir Fiqi oo sheegay in taliye Farxaan loogu magac daari doona meelo muhiim

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Soomaaliya Axmad Macallin Fiqi ayaa ka mid ahaa mas’uuliyiin ka hadlay kulan aas qaran ee shalay loo sameeyay Alle ha u naxariistee Taliyihii booliska gobolka Banaadir sarreeye guute Farxaan Maxamuud Aadan (Qaroole).
Waxaa uu Wasiirka sheegay in dhiiga Farxaan iyo askaartii la dhimatay dhigooda uu noqon doona kii ugu dambeeyay ee daata.
Wasiir Fiqi “Janeraal Farxaan Meelo waaweyn ayaa loogu magac dari doonaa, Dhiigga Taliye Farxaan iyo Askarta kale ee daadanaya wuxuu noqon doonaa kii dalkan xoreyn lahaa”
Wasirka ayaa dhanka kale baaq uu jeediyay warbaahinnada Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments