Maxkamadda:Barasaabyada ismaamullada laguma xirayo shahaadada Degree

0
184

Maxkamadda sare ee dalka ayaa sharci darro ku tilmaantay xeer dhigayay in guddoomiyaasha ismaamullada ay haystaan shahaadada jaamacadeed ee heerka Degree.
Arrintan ayaa ku qeexan qaybta labaad ee farqada 22-aad ee xeerarka doorashooyinka wadanka.
Garsoore Anthony Mrima ayaa ku dhawaaqay go’aanka maxkamadda.
Waxaa uu sheegay in amarkan uu dhaqangelaya doorashada soo socoto.
Amarka ka soo baxay maxkamadda sare ee dalka ayaa ku soo beegmay ka dib dacwad cabasho ah oo uu gudbiyay Victor Buoga.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here