DHAGEYSO:Rw Xamse “Dagaalka Shabaab lagula jiro waa cibaado”

0
248

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xalay khudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay kulan ay soo agaasintay wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya oo looga hadlayay doorka dhallinta ee amniga dalkaasi.
Waxaa uu ra’iisul wasaaraha sheegay in dagaalka lagula kula jiro kooxda Al-Shabaab uu yahay mid Jihaad ah, ayna ku cibaadaysanayaan sidoo kalena loo baahan yahay in dadka ay taasi u kala cadaato.
Kuwa dhaqaalaha siiya shabaabka ayuu ra’iisul wasaaraha ku tilmaamay inay tahay musiibada ugu wayn ee dalka haysata.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here