DHAGEYSO:Ciidamada amaanka degmada Kaaraan oo xirxiray boqolaal dhallinyaro ah oo dhexdooda is ugaar sanayay

0
831

Maamulka Degmada Kaaraan ee gobolka Banadir ayaa faahfaahin ka bixiyay ku dhawaad 100 dhalinyaro ah oo ay xabsiyada dhigeen ka dib markii ay isku dagaalameen xaafadaha degmada dhibaatooyina ay is gaarsiiyeen sidoo kalena dadka iyo gaadiidka ay dhibaateeyeen.

Qaar ka mid ah Waalidiinta Dhalinyaradooda la qabto oo warbaahinta la hadlay ayaa codsaday in damiin lagu siiyo sidoo kalena aysan dhib kale ka imaan doonin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here