DHAGEYSO:Raad shidaal oo laga helay jamhuuriyadda Somaliland

0
236

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in tuulada Bahadobole ee ka tirsan gobolka Maroodi-Jeex laga helay raad shidaal.
Wasiirka wasaaradda macdanta iyo tamarta ee xukuumadda Somaliland Cabdullaahi Faarax Cabdi ayaa sheegay in goob laga qodayay ceel biyood lagu arkay raadka shidaal.
Waxaa uu tilmaamay in xukuumadda Somaliland ay howlgelisay hay’ado baaritaan ku sameeyo arrinkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here