DHAGEYSO:Somaliland oo guddoontay deeq ay gaarsiisay Taiwan

0
238

Maamulka Soomaliland ayaa guddoomay deeq raashin ah oo uga timid jasiiradda Taiwan si loogu qaybiyo qoysaska ay abaarta saameysay.
Waxaa arrintan ka hadlay madaxweyne ku xigeenka Soomaaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)

Madaxa hay’adda maareynta aafooyinka iyo kaydka raashiinka , Faysal Cali Sheekh ayaa isna faahfaahin ka bixiyay deeqaha horay loo bixiyay iyo midda dhawaan ay guddoomeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here