Dadweynaha ku nool sohdinta ay wadaagaan dowladaha Kenya iyo Uganda si gaar ah magaalada Malaba ee ismaamulka Busia ayaa muujinaya cabsi ku aadan cudurka Ebola.
Arrintan ayaa ku soo aadaysa ka dib markii uu xanuunkan uu ka dilaacay wadanka dariska ah ee Uganda.
Darawalada baaburta xamuulka ee u kala goosha labada wadan ayaa dowladda ka codsaday inay baaritaan ku sameyso dadka ka imaanaya dalka Uganda
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka ku nool xuduudda Kenya iyo Uganda oo muujinaya cabsi ka dhan...