DHAGEYSO:Maamulka gobolka Banaadir oo diginin u diray dadka aan u hoggaansamin tilmaamaha Covid19

0
669

Ayadoo Xaaladaha Cudurka Covid 19 uu si aad ah ugu dhex faafayo bulshada Soomaaliyeed ayaa waxaa Maanta dowladda Soomaaliya Soo saartay go’aamo Cusub oo looga Hortagayo Qatarta Xanuunkan.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegay in laga bilaabo 15 bishaan cid walba oo aan u hoggaansamin talooyinka looga hortagayo Covid-19 ciqaab iyo ganaax auu muteysan doonaa.

Wasiirka Wasaarada Awqaafta iyo arrimaha diinta dowlada Soomaaliya Sheekh Cumar Cali Rooble ayaa faray Masaajidada iyo goobaha Cibaadada in loo hogaansamo talooyinka looga hortagayo Covid-19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here