Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya oo sheegtay in ay haweenka taageeri doonto

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya oo sheegtay in ay haweenka taageeri doonto

Iyada oo maanta wadamada kala duwan ee caalamka looga dabaal degaya maalinka haweenka adduunka ayay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka sheegtay in ay garab siin doonto dumarka.
Xuskan ayaa sanad kasta la qabtaa taariikhdu marka ay ku beegan tahay 8-da bisha saddexaad.
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in ay ka go’an tahay in isbeddel lagu sameeyo tirada jinsiyadda ee wasaaradda.
Sidoo kale waxay wasaaraddu hoosta ka xarriiqday in ay ku dadaali doonto sidii loo sii horumarin lahaa hibooyinka iyo xirfadaha shaqaalaha haweenka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments