Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo dayactirtay xarunteeda dhexe

DHAGEYSO:Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo dayactirtay xarunteeda dhexe

Wasiirka Wasaaradda waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xariga ka jaray dib u dayactir iyo qalabeyn lagu sameeyey xarunta dhexe ee wasaaradda oo ku taala isgoyska KM5 ee Magaalada Muqdisho.
Wasaaradda ayaa sheegtay in Xaruntaan lagu dhisay baraamijka isxilqaan ee Madaxweynuhu kal hore xariga ka jaray ayna tahay talaabo dhanka waxbarashada ah oo horay loo qaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments