DHAGEYSO:Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo xilka la wareegay

0
326

Waxaa xalay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya lagu qabtay munaasabad uu xilkiisa kula wareegayay guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa magaaladaasi Yusuf Xuseen Jimcaale (Madaale)
Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay inuu ka shaqeyn doono hormarka caasimadda Muqdisho, u gurmashada dadka Soomaaliyeed iyo ka shaqeynta ammaanka ay tahay mas’uuliyad weyn oo loo baahan yahay in si adag looga shaqeeyo.