DHAGEYSO:Agaasimaha isbitaalka Martiini oo faahfaahin ka bixiyay baahida isbitaalkaas ka jirta

0
509

Agaasimaha isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho ahna Goobta Koowaad ee dowladda Soomaaliya ugu talagashay in lagula tacaalo Cudurka Covid 19 ayaa sheegay inay ka jiraan baahiyo badan garab istaagna u baahan yahay.
Agaasimaha Isbitaalka Martiini Dr Cabdirisaaq Yuusuf Jalaaludiin ayaa sheegay in Isbitaalka uu yahay isbitaal dadweyne oo qofkasta wax ku leedahay loona baahan yahay in garab istaag loo muujiyo si loo badbaadiyo nolosha dadka Soomaaliyeed ee Xanuunku soo ritay