Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Chebukati: Afarta sarkaal ee natiijada madaxtinimo diiday waxay doonayeen in wareeg labaad...

Chebukati: Afarta sarkaal ee natiijada madaxtinimo diiday waxay doonayeen in wareeg labaad la aado

Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha wadanka ee IEBC Wafula Chebukati ayaa markii ugu horreysay ka hadlay go’aankii ay afarta guddoomiye ee gudiga IEBC ku diideen natiijada madaxtinimo.
Afarta sarkaal ee IEBC ee diiday natiijada ayaa kala ahaa Juliana Cherera oo ahayd guddoomiye ku xigeenka guddigan, Francis Wanderi, Justus Nyang’aya iyo Irene Masit.
Bayaan uu soo saaray Chebukati ayuu ku sheegay in afartaasi sarkaal ay ka codsadeen in uu natiijada dhexdhexaad ka dhigo ama isku mid, si dalka mar labaad doorasho madaxtinimo uga dhacdo oo waraag labaad la aado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments