Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Raila Odinga oo qaranka la hadli doono 2-da duhurnimo

Raila Odinga oo qaranka la hadli doono 2-da duhurnimo

Musharraxa madaxweyne ee isbeheysiga Azimio La Umoja – One Kenya , Raila Odinga ayaa lagu wadaa inuu 2-da duhurnimo ee maanta shir jaraaid qabto.
Arrintan ayaa waxaa shaaca ka qaaday xoghayaha Odinga ee dhanka saxaafadda Dennis Onsarigo oo bayaan soo saaray.
Raila ayaa warbaahinta kula hadli doono xarunta shirarka caalamiga ee KICC ee magaalada Nairobi.
Tani ayaa imaanaysa saacado un kadib markii guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha wadanka ee IEBC uu shaaciyay in hoggaanka ugu sarreeya wadanka loo doortay William Ruto oo ay wada tartameen Mr. Odinga.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments