Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Jahawareer ka dhashay warqadaha barasaabnimo ee Mombasa iyo Kilifi oo la isku...

DHAGEYSO:Jahawareer ka dhashay warqadaha barasaabnimo ee Mombasa iyo Kilifi oo la isku qalday

Wararka naga soo gaaraya gobolka xeebta ayaa sheegaya in maanta uu jahawareer ka dhashay warqadaha codbixinta ee xilalka barasaabnimo ee Mombasa iyo Kilifi oo la isku qalday in kastoo guddiga IEBC uu sheegay in xaaladdan uu maareeyay oo aynan berri saameyn ka dhalan doonin.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa goor sii horreysay arrintan uga warramay Maxamad Axmad Khaliif.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments