DHAGEYSO:Shacabka Garissa oo lagu boorriyay inay si nabad ah ku codeyaan

0
298

Waxaa shalay xafiiska guddoomiyaha dowladda dhexe ku matalo ismaamulka Garissa Mr.Poaz Cherotich ka qabsoomay shir jaraa’id oo looga hadlayay arrimaha amniga iyo doorashada.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in amniga si wayn loo adkeyn doono. Madaxa guddiga doorashoyinka ee Garissa Cabdiwahaab Xuseen ayaa dhankiisa xusay haddii ay dantu keento inay adeegsan doonaan diyaarado.
Waxaa sidoo kale shirkaasi ka qayb galay xubnaha guddiyada nabadgalyada ee ismaamulka Garissa oo dadweynaha ka codsaday inay nabadda ilaaliyaan oo aan rabshado loo adeegsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here