DHAGEYSO:Isbeheysiga Kenya Kwanza oo isku soo bax ku qabtay Mombasa

0
335

Musharraxa madaxweyne ee xisbiga UDA iyo si guud isbeheysiga Kenya Kwanza ayaa fagaaraha Tononoka ee magaalada Mombasa ku qabtay isku soo bax ay taageero uga raadsanayeen shacabka gobolka Xeebta.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa dhameystiraya