Hoggaamiyaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa ismaamulka Mombasa ee gobolka xeebta ku daahfuray mashaariic horumarineed isagoo dhanka kale shacabka halkaasi ku nool ugu baaqay inay xilliga doorashada guud codkooda ku taageeraan Raila Odinga.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mombasa ka soo diray.