DHAGEYSO:Haweenka soomaaliyeed ee ka ganacsada khaadka miiroowga oo cabasho muujiyay

0
393

Haweenka ka Ganacsada Khaadka Miiroowga ee dalka Soomaaliya ayaa Cabasho ka muujiyay Madax ka tirsan Dowladda iyo siyaasiyiin ay sheegeen in ay doonayaan in ka Ganacsiga jaadka Miiroowga loo xiro.
Waxaa ay sheegeen in marnaba aynan aqbaleyn in lacag badan la dulsaarto jaadka, islamarkaana aynan oggolaan doonin in sida ay hadalka u dhigeen sidii dowladdii hore ay sida gaarka Khadka keenistiisa dadka gaar ah oo mas’uuliyiin ah loogu xiray.