DHAGEYSO:Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay gudiga Xakamaynta Covid 19

0
599

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 iyo Bulshada Rayidka ayaa ka dhageysta warbixin ku saabsan saameynta caafimaad iyo dhaqaale ee soo laba kaclaynta cudurkan safmarka ah.
Madaxweynaha ayaa dhinacyada uu la kulmay kula dardaarmay in si guud loogu istaago la dagaalanka Cudurka maadaama wadanku uusan lahayn awood uu cudurka haduu faafo wax uga qabto.
Culimada ayuu Madaxweynuhu kula dardaarmay inay shacabka Wacyigaliyaan,Ganacsataduna ay Kaalintooda qaataan sidoo kale Dhaqaatiirta ayuu Madaxweynuhu kula dardaarmay inay shaqooyinkooda sii laba jibaaraan.