DHAGEYSO:Somaliland oo magaalada Ceerigaabo karaaftay dadka aan u dhalan jamhuuriyaddaasi

0
356

Xukuumadda jamhuuriyadda Somaliland ayaa magaalada Ceerigaabo karaaftay dadka aan u dhalan Somaliland.
Taliyaha ciidanka socdaalka ee gobolka Sanaag gaashaanle dhexe Saciid Cige Maxamad ayaa isaga iyo ciidankiisa ee magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolkaasi ka bilaabeen raafka dad ka ka soo jeeda dalka Itoobiya kuwaas oo magaaladaasi ku sugnaa maalmihii ugu dambeeyay.
Taliyaha ayaa warbaahinta uga warbixiyay sababta ay xilligan u raafayaan dadka ka soo jeeda wadanka Itoobiya