DHAGEYSO:Abwaan Sandheere oo Muqdisho ku geeriyooday

0
768

Waxaa saakay Magaalada Muqudisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ku geeriyooday Abwaan C/kariim shire Sandheere oo ka mid ahaa Hobaladii Qaranka Soomaaliyeed ee Waabari.
Qaar ka mid Abwaanada iyo Fanaaniinta Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa Tacsiyo ka Diray geerida abwaanka