Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Xisbiga Wiper oo maxkamadda geynaya dacwad uu ku taageerayo Sonko

Xisbiga Wiper oo maxkamadda geynaya dacwad uu ku taageerayo Sonko

Xisbiga Wiper ee uu hoggaamiyo Kalonzo Musyoka ayaa ka baaran degaya inuu maxkamadda u gudbiyo dacwad ka dhan ah guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha wadanka ee IEBC.
Waxay ka soo horjeedaan go’aankii IEBC ay barasaabkii hore ee Nairobi Mike Sonko ugu diiday inuu u tartamo xilka guddoomiyaha Mombasa.
Madaxa Wiper Kalonzo Musyoka ayaa sharci darro ku tilmaamay go’aanka IEBC.
Musyoka ayaa sheegay inay maxkamadda tagayaan si ay caddaalad ugu raadiyaan Mike Sonko.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments