Caalamka DHAGYSO:Luuqadda qaran ee Itoobiya oo Ingiriis laga dhigaya By star - June 21, 2022 0 335 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Luuqadda soomaaliga ayaa noqotay luuqadda 5-aad ee looga hadlo dalka Itoobiya xilli ay wadankaasi ka socdaan wada hadallo ku saabsan in luuqadda Ingiriiska laga dhigo midda qaran. Siyaad Bashuc saney ayaa qodobkan ka soo diray magaalada Jigjiga . https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/06/Siyaad-Bashuuc-Jigjiga-1.mp3