Guddoomiyaha Degmada Beledxaawo Cabdirashiid Cabdi Caroog oo saxaafadda la hadlay ayaa arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay xaaladda siyaasadeed ee Jubbaland soo hadal qaaday.
Waxaa uu sheegay inuu doonayo in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ka qaado isbaarada siyaasadeed.
Guddoomiyaha ayaa xusay in shacabka degmadaasi ay maamulka Jubbaland ka yihiin waxa uu ugu yeeray muwaadiniinta heerka labaad.
Waxaa uu rajo wanaagsan ka muujiyay in madmadow kasta oo ka dhex jira Jubbaland uu dhameyn doona madaxweynaha cusub.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Guddoomiyaha Beledxaawo oo codsaday in deegmadaasi la hoos geeyo wasaaradda arrimaha gudaha