Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo ka walaacsan cudurka Covid19

DHAGEYSO:Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo ka walaacsan cudurka Covid19

Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee dalka Soomaaliya Marwo Fowsia Abiikar Nuur ayaa sheegtay in cudurka Covid 19 xilligaan uu Saamayn weyn ku hayo Soomaaliya ayna adag tahay xaaladda hadda taagan.
Wasiir Fowsia ayaa sheegtay in qalabka neefsashada dadka Xanuunsan ka Caawiya uu gabaabsi yahay dadka Cudurku soo ridanayana ay sare u sii kacayaan Waxayna baaq u dirtay Ganacsatada iyo Cidkasta oo garab istaag dowladda siin karta xilligaan adag ee lagu jiro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments