Musharrax Cabdiraxmaan Cirro oo horkacaya bannaanbax Hargeysa ka socda iyo mas’uuliyiin lagu xirxiray

0
448

Magaalada Hargeysa waxaa saaka ka billowday bannaanbax ay soo qabanqaabiyeyeen xisbiyada mucaaradka ah ee Jamhuuriyadda Somaliland.
Mudaaharaadkan ayaa looga soo horjeedaa khilaafka doorashada Somaliland ee u dhexeya Mucaaradka iyo xukuumadda uu hoggaaminayo madaxweyne Muuse biixi Cabdi.
Wararka ayaa sheegaya in xabsiga la xirxiray mas’uuliyiin ka mid ah dadka banaanbaxa dhigayay.