Al Qaacida oo ku hanjabtay in weerar ay ka gaysan doonto India ka dib aflagaado halkaasi Nabi Muxammad loogu gaystay

0
398

Waxaa lagu soo warramayaa in kooxda Al Qaacida ee Koonfurta qaaradda Asia ay ku hanjabtay inay weerar ka fulin doonto dalka India iyadoo ka falcelineyso aflagaado dhawaan halkaasi loogu gaystay Nabi Muxammad naxariis iyo nabadgelyo dushiisa ha ahaate.
Aflagaaddada ayaa ka soo yeertay Nupur Sharma iyo Naveen Jindal oo xubno ka ah xisbiga talada India haya ee uu ka tirsan yahay ra’iisul wasaare Narendra Modi ee (BJP).
Tallabadaasi ka dib ayuu xisbiga BJP hakiyay xubinnimada Sharma isagoo eryay Jindal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here