Ciidamado ka tirsan kuwa qalabka sida iyo qaar ka mid ah dhallinyarada Gobolka Banaadir ayaa maanta sameeyay ololaha bilic soo celinta magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya iyo diyaargarowga caleema saarka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Xiddigle Daa’ud Cabdi Saciid oo ka tirsan ciidanka asluubta Soomaaliyeed ayaa ugu horreyn ka hadlay howsha ay maanta wadaan.
Hoggaamiyaha qabya tiriyaasha ciidamada qalabsida ee Soomaaliya labo xiddigle Cabdiqaadir Maxamad Maxamuud ayaa sidoo kale arrintan ka hadlay