Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa jaaliyadda soomaaliyeed ee dalka Jarmalka u diray farriiin uu uga mahadcelinyo hambalyada ee u soo direen ee ku aadan xilka madaxweyne ee dhawaan loo doortay.
Waxaa uu sheegay in jaaliyadda Soomaaliyeed ee Jarmalka ay door muhiim ka soo qaateen dib u dhiska dalka iyo hirgelinta dowladnimada Soomaaliya.
Waxaa uu ugu baaqay inay ka qayb qaataan samatabixinta dadka ay abaartu aadka u saameysay ee dalka Soomaaliya.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Madaxweynaha Soomaaliya oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay abaartu saameysay