Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Cayaaraha Koobka kubadda adduunka oo Kenya laga soo dejiyay

Koobka kubadda adduunka oo Kenya laga soo dejiyay

Waxaa maanta gagida caalamiga ee diyaaradaha ee JKIA magaalada Nairobi laga soo dejiyay koobka kubadda cagta adduunka.
Waxaa koobka guddoomay wasiirradda cayaraaha Aamina Maxamad iyo dhigeeda dalxiiska Najiib Balala.
Tababaraha xulka kubadda cagta ee Brazil, Juliano Belleti horreyna isagoo caayaryahan koobkan kula guuleystay wadankiisa Brazil sanadkii 2002-dii ayaa maanta Kenya keenay si loo daawado.
Madaxweynaha dalka Uhuru Mr. Kenyatta ayaa galinka dambe ee maanta koobka ku guddoomi doona aqalka madaxtooyada wadanka looga arrimiyo ee State House.
Koobka adduunka ayaa lagu wadaa in laba cisho ay kenyaaanka ugu daawasho tagaan xarunta shirarka caalamiga ee KICC ee magaalada Nairobi.
Tani ayaa kusoo aadeyso iyadoo uu sanadkan dalka yar ee Qatar uu martigelinaya koobka adduunka.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments