DHAGEYSO:Ciidamada Putland oo soo qabtay aabe gowracay carruur uu dhalay

0
544

Cidamada amniga ee magaalada Galkacyo ee  ayaa gacanta ku soo dhigay aabe dilay labo cunug oo uu dhalay.
Xafad ku taalla waqooyiga magaalada Galkacyo ayaa saaka lagu arkay labo canug oo da’adoodu lagu qiyaasay 12 sano jir kuwasi oo sida la sheegay uu gowracay aabihi dhalay.
Dadka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegay in aabahan uu ku wargeliyaay in uu isaga dilay carrurtii uu dhalay.
Guriga laga soo qaaday carruuurtan ayaa waxaa gaaray ciidamada ammaanka iyagoona soo qabtay aabaha eedeysanaha ah.
Dadka deegaanka oo warbahinta la hadlay ayaa ka warbixiyay sida ay wax uu dhaceen.