Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo la dhaariyay xilka madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya

Xasan Sh Maxamuud oo la dhaariyay xilka madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya

Madaxweynaha 10-aad ee la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa loo dhaariyay hoggaanka ugu sarreeya ee Soomaaliya ka dib markii uu wareeggi saddeexaad ee codeynta kaga guuleystay madaxweynaha uu xilka kala wareegay caawa Maxamad Cabdullaahi Farmaajo.
Xasan Sheekh ayaa helay 214 cod halka Farmaajo uu helay 110 cod.
Waxaa codeysay 327 xildhibaan ee labada aqal ee baarlamaanka.
Waxaa doorashada u tartantay in ka badan 30 murrashax uu ku haray wareeggii koowad iyo labaad ee codbixinta oo ahayd mid aad u adag.
Xasan Sh Maxamuud ayaa noqonaya madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaaliya oo mar labaad la doorto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments