DHAGEYSO:Doorasho baarlamaani ah oo ka dhacaysa Lebanon

0
215

Waxaa maanta dalka Lubnaan ka socoto doorasho lagu soo xulanaya xubnaha baarlamaanka wadankaasi iyadoo uu musharraxii garabka Sunniga ee dalkaasi Sacad Al-Xariiri uu shaaciyay inuu tartanka ka qayb geli doonin.
Cabdisalaan Cabdi oo falanqeeya arrimaha caalamul Islaam oo aan codeyntan wax ka weydiinay ayaa ka faaloonaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here