Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Madaxweynaha maamulka Puntland oo Xaaladda dalka Soomaaliya ka hadlay

DHAGEYSO:Madaxweynaha maamulka Puntland oo Xaaladda dalka Soomaaliya ka hadlay

Madaxweynaha Maamulka Puntlaand Saciid Cabdullaahi Deni oo Xalay ka qayb galay Kulan Cilmi baaris lagu soo bandhigayay ayaa wuxuu si qoto dheer kaga hadlay xaaladihii ay soo wada mareen wada hadaladii dhaxmaray arrimaha doorashooyinka iyo si guud hagida dalka Soomaaliya ee ka dhacay Magaalooyin kala duwan, qoddoba la isku mari waayay marar badan oo sababay in ilaa iyo hadda aan doorashada Soomaaliya lagu guulaysan, sidoo kale eedaymo uu u jeediyay Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamad C/laahi Farmaajo.
Dowladda ayuu eedaymo u jeediyay iyo inay ka shaqayso arrimo qabiil sida uu hadalkiisa u dhigay

Saciid C/laahi Deni ayaa sidoo kale ka hadlay Heshiiskii Doorashada ee ay dhinacyada Soomaalidu wada Gareen 17 bishii Sagaalaad ee Sanadkii hore wuxuna eedaymo u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments