DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo dadka dhoofaya iyo kuwa imaanaya ka dalbatay inay taxadaraan

0
422

Wasiirka Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee DFS Maxamad Cabdullaahi Salaad Oomaar oo ka warbixiyey duulimaadyada caalamiga ah ee Soomaaliya iyo Saamaynta Cudurka Covid 19 ee Duulimaadyada ayaa sheegay in waxkasta ay si caadi ah u socdaan uusana jirin isbadal ku yimid Duulimaadyada garoonka Diyaarahada Aadan Cadde

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here