Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Qiimaha korontada ee Beledxaawo oo la kordhiyay By star - March 18, 2022 0 474 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Maamulka shirkadda korontada degmada Beledxaawo, gobolka Gedo ee koonfurta dalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in qiimihii korontada ay ku dareen ka dib markii uu shidaalka sare u kacay. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/03/BALADXAAWO.mp3