Wararka Kenya DHAGEYSO:Soomaalida Mombasa oo ka shiray aayahooda siyaasadeed By star - March 10, 2022 0 629 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa magaalada Mombasa lagu qabtay kulan ay bulshada soomaaliyeed ee ku nool gobolka xeebta kaga arrinsanaysay doorashada guud ee bisha Siddeedaad ee sanadkan iyo sare u qaadidda midnimadooda. Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/03/Bootaan-Mombasa-2.mp3