Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:William Ruto oo sheegay in hay’adaha dowladda loo adeegsanayo dano siyaasadeed

DHAGEYSO:William Ruto oo sheegay in hay’adaha dowladda loo adeegsanayo dano siyaasadeed

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa sheegay in qaar ka mid ah hay’adaha dowladda sida guddiga EACC , ciidamada booliska iyo waaxda dambi baarista ee DCI loo adeegsanayo fulinta dano siyaasadeed.
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay inuu jiro bartilmaameedsi lagu hayo madaxda ay xulafada yihiin.
Ruto ayaa xusay in sida uu hadalka u dhigay uu jiro qorsho ku aaddan in looga saaro maamulka talada haya ee Jubilee balse aan lagu guulaysan doonin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments