Mas’uuliyiinta ciyaaraha ee heer maamul iyo degmo ayaa goobjoog ka ahaa munsaabadda furitaanka.
Isdhexgalka bulshada, nabadda iyo horumarka ayuu kaalin ka qaadan doonaa xarig-ka-jarka garoonka.
Dowladda Jubaland ayaa hirgelisay mashruuca dhismaha, waxaana maalgeliyay boqortooyada dalka Norway.
@norwayinsomalia
@nis_africa