DHAGEYSO:Barnaamij gaar ah oo ku saabsan suuqa magaalada Dhahar

0
769

DHAHAR: Horumar iyo kobac dhaqaale ayaa ka jira magaalada istaraatiijiga ah ee Dhahar.
Ganacsiga ayaa bulaalaya, markii hab casri ah loo dhisay suuqa magaaladaasi, oo bixiya adeegyada ay macaamiishiisa u baahan yihiin oo dhan, gaar ahaan; bagaashka, cuntada iyo dharka.
Mashruuca dhismaha Suuqa Dhahar ayaa waxaa fuliyay dowladda Puntland, waxaana maalgeliyay dowladda boqortooyada dalka Norway.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya, wariye; Jacfar Macallin Maxamad.

@norwayinsomalia
@Nis_africa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here