DHAGEYSO:Hay’ad laga leeyahay dalka Kuwait oo gargaar iyo adeegyo caafimaad gaarsiisay ismaamulka Kwale

0
360

Hay’ad uu fadhigoodu yahay dalka Kuwait ayaa gargaar raashin iyo adeegyo caafimaad ka fulisay ismaamulka Kwale ee gobolka Xeebta ee dalka sida uu kusoo warramayo Maxamad Cabdi Bootaan