DHAGEYSO:Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo isbitaal Martiini booqday

0
448

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya Cumar Maxamad Maxamuud Cumar Filish oo Xalay kormeer ku tagay isbitaalka Martiini oo ay ku jiraan bukaano la xanuunsanayo cudur sidaha Covid19 ayaa Wuxuuna ka dalbaday bulshada ku nool Gobalka Banaadir inay u Hoggansamaan Fariimaha Wacyigalinta ah ee ay Wasaaradda Caafimaadku Soo saarayso.
Gudfoomiyaa Gobolka Banaadir ayaa ku baaqay in la joojiyo Isu imaatinka dadweynaha sida bannaanbaxyada iyo kulamada wuxuuna Bulshada ku booriyay in qofkasta si gaar ah Mas’uuliyad isaga saaro Xakamaynta Cudurka.