DHAGEYSO:Siyaasiinta Soomaalida oo loogu baaqay inay Xasiloonida dalka ilaaliyaan

0
430

Siyaasiyiinta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Mucaaradka ah ee Magaalada Mqudisho ka wada abaabulka Banaanbaxayada ayaa waxaa loogu baaqay inay ilaaliyaan Xalisoonida dalka iyo Nidaamka dowladnimada ayadoo dhanka kalena laga hortagayo faafitaanka Cudukra Covid 19.

Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed oo ka mid ah baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya ayaa sheegay in Hay’adaha amniga ay leeyihiin Masuuliyiiyada sugida amaanka loogana baahan yahay inay Xubnaha banaanbaxa abaabulaya uga danbeeyaan .