Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:C/kariim Guuleed oo ka hadlay banaanbaxa ay mucaaradku sheegeen inuu dhacayo

DHAGEYSO:C/kariim Guuleed oo ka hadlay banaanbaxa ay mucaaradku sheegeen inuu dhacayo

Madaxweynihii Hore ee Maamulka goboleedka Galmudug kana mid ah Xubnaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya Cabdikariim Xuseen Guuleed oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Banaanbaxa ay ku dhawaaqeen, cudurka Covid 19 ee hadda Soomaaliya ku soo laba kacleeyay iyo Hay’adaha dowladda ee Muddo Xileedku ka dhamaaday.
C/kariim Xuseen Guuleed ayaa sidoo kale Wuxuu faahfaahin ka bixiyay Ujeedada ay u dhigayaan dibadbaxa iyo waxa ay ku dalbanayaan isagoo soo dhaweeyay is afgaradka laga gaaray shirkii guddiyada ka socda dowladda dhexe,maamulada iyo Gobolka Banaadir ay ku yeesheen Magaalada Baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments