DHAGEYSO:Urur u doodaya xuquuqda maxaabiista oo looga dhawaaqay Muqdisho

0
727

Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay xaflad lagu daahfurayay ururkii ugu horreeyay ee difaaca maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran xabsiyada dalka Soomaaliya.
Waxaa xafladda daahfuurka ka hadlay ka soo qayb galayaashi oo isugu jiro qareeno iyo qaybaha kale ee bulshada.
Mas’uuliyiin iyo qareeno goobta ka hadlay ayaa faahfaahiyaay waxyaabaha ay ururkaan qabaan doonaan iyo waxyabihi ku dhaliyay in la aas-aaso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here