Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Maamulka gobolka Banaadir oo ka hadlay carruur Shiishad la siiyay

DHAGEYSO:Maamulka gobolka Banaadir oo ka hadlay carruur Shiishad la siiyay

Guddoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada ee maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmad (Jaketti) oo warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in maamulka gobolka Banaadir uusan aqbalayn waxyaabaha dhaqan xumada ah ka dib markii dhawaan baraha bulshada lagu faafiyay muuqaal laga arkayo carruur yaryar oo gabdha ah islamarkaana daroogada nooca loo yaqaano Shiishadda la siinayo.
Marwo Basma Caamir ayaa sheegtay in Dadkii Carruurta yaryar siiyay Maandooriyaha ay ku jiraan Gacanta laamaha Amniga Gobalka Banaadir, iyadoo maamulka Gobolka iyo Bulshaduna ay si wada jir ah isaga kaashanayaan inay ka hortagaan dhibaatadaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments