DHAGEYSO:Wasiirkii hore ee arrimaha diinta ee Soomaaliya oo mid siyaasadeysan ku tilmaamay go’aankii golaha wasiirrada

0
532

Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha diinta iyo awqaafta ee dowladda Soomaaliya Cabdiqaadir Sheekh Baqdaadi ayaa go’aan siyaasadeysan oo aan micno wayn ku fadhin ku tilmaamay mowqifkii golaha wasiirrada ee Soomaaliya ay shalay waxba kama jiraan uga soo qaadeen in sanadkii 2017-kii ururka ONLF loo aqoonsaday argagixiso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here